Suuqyada waaweyn ee Wall Street ayaa dib uga soo rogaal celiyay hoos u dhicii hore, iyagoo si xooggan kor ugu kacay kadib markii la-taliyaha dhaqaalaha ee Aqalka Cad, Kevin Hassett, uu wareysi ku sheegay in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka fiirsanayo inuu muddo 90 maalmood ah hakiyo canshuuraha dhammaan dalalka, marka laga reebo Shiinaha.
Saacadu markii ay ahayd 10:20 subaxnimo: