1. Learn the market { baro suuqa}
Qaado wakhti aad ku barato suuqkan forex iyo wax yaalaha saameeya ka hor intaadan khatar gelin raasamaalkaaga; sababto ah waa maalgashi muhiim ah faiido badana aad ka samayn karto
2. Samee qorshe kuu dejisaan
Abuuritaanka qorshe ganacsi wuxu qayb weyn ka ciyara ganacsiga guuleysta.
Markaad haysato qorshe meel mar Ah, ogoow in ganacsi kasta oo aad tixgeliso uu ku dhaco xuduudaha qorshahaaga.
3. Ku celcelin
Mar kasto wax lagu celceliyo wa mar walbo ganacsiga ama wixi aad ku celcelisay sidi aad rabtay ay noqonayaan
Hadaba tijaabada ama ku celceliintu adigoon halis gelinin raasumaalkaaga waa waddada guusha.
4.Ogow xadkaaga
ogaanshaha inta aad diyaar u tahay inaad khatar geliso ganacsigaga
Waxaay fursad u tahy xakamynta wax badan oo aad lumin lahyd
5.dareenkaaga
” DAREENKAAGA”. Ha u ogolaan in shucuurtadu ay hor istaagto qorshahaaga
badana dadkenu waa dad emotional ah ha noqon qof dareenkisu hogamiyo
6. Kalsooni darada iyo Cabsiida
Iyadoo kalsoonidu ay muhiim tahay, ha ka baqin inaad dib u qiimeyso qorshahaaga ganacsi. Markasto ay waayo-aragnimadaadu korodho, baahidaadu way isbedeli kartaa; Qorshahaagu waa inuu had iyo jeer ka tarjumayaa yoolalkaaga ama hadafkaaga .
maahmaah somaliyeed “Bartii jooge barina uma korodho”
Gunaanad
Waa in uu jira wax kugu riixaya inaad suuqan ku so biirto melna kugu qoran tahy
Waa in aad ledahy note ama aad noqoto qof wax kasta uu note gareysaan yihiin
Marnaba ha uga tegiin shaqadada nolol maalmeedka ah suuqa kan darti
Waa in aad noqoto qof isku kalsoon
vWaa in aad niyada ka sarto wax laa dhaho malin tajiir
Waa in aad noqoto qof allihisa ku xiraan ,duceysta ,barya ALLAH sababto ah wax kasta ALLAH ayeey ku xiraan yihiin