Donald Trump Ayaa Cashuuro Ku Soo Wada Rogay Dalalka Dunida

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa cashuuro ku soo wada rogay dalalka dunida ee wax u iibgeeya dalkiisa, si uu kor ugu qaado wax-soo-saarka Mareykanka.

Arag dal kasta cashuurta uu saray;

Shiinaha: 34%

Midowga Yurub: 20%

Vietnam: 46%

Taiwan: 32%

Japan: 24%

Hindiya: 26%

Kuuriyada Koonfureed: 25%

Thailand: 36%

Switzerland: 31%

Indonesia: 32%

Malaysia: 24%

Cambodia: 49%

Boqortooyada Ingiriiska: 10%

Koonfur Afrika: 30%

Brazil: 10%

Bangladesh: 37%

Singapore: 10%

Israa’iil: 17%

Filibiin: 17%

Chile: 10%

Australia: 10%

Pakistan: 29%

Turkiga: 10%

Sri Lanka: 44%.

Isla markii uu ku dhawaaqay cashuurahan dheeriga ah waxa isbeddeley sicirka badeecadaha Mareykanka, iyada oo ay jiraan sare u kac iyo hoos u dhac.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *