Dahabka ayaa hoos uga dhacay 3.13% saacadda 11:55 am ET, isagoo ku iibsamayay $3,275.94 halkii uqiyal (ounce).
Dhanka kale:
- Qalinka (silver) wuxuu kordhay 1.20%, wuxuuna gaaray $32.90 halkii uqiyal.
- Platinum ayaa hoos ugu dhacay 1.51%, isagoo ku istaagay $974.66 halkii uqiyal.
- Palladium ayaa sare u kacay 1.04%, isagoo lagu kala iibsaday $931.30 halkii uqiyal.